Dataset Viewer
text
string | audio
audio | __index_level_0__
int64 |
---|---|---|
Aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso | 1 |
|
Aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto | 2 |
|
Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan | 3 |
|
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka | 4 |
|
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho | 5 |
|
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan | 6 |
|
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan | 7 |
|
Aqoontu waa awood | 8 |
|
Arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin | 9 |
|
Ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare | 10 |
|
Ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono | 11 |
|
Ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub | 12 |
|
Ardaydu waxay hadda ku guda,jiraan diyaarinta shaqo guriga | 13 |
|
Ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka | 14 |
|
Ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore | 15 |
|
Ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha | 16 |
|
Ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta | 17 |
|
Ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh | 18 |
|
Ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub | 19 |
|
Ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka | 20 |
|
Ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho | 21 |
|
Ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo Ardaygu waa xuddunta bulshada Ardaygu waa rajada waalidka | 22 |
|
Ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego Ardaygu waa qof firfircoon Ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto | 23 |
|
Ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada | 24 |
|
Ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo Ardaygu waa aragtida berrito Ardaygu waa dhaxalka ummadda | 25 |
|
Ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro Ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga Ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona Ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo | 26 |
|
Ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub | 27 |
|
Ardaygu waa qof u halgama waxbarashada Ardaygu waa qof jecel horumarka Ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa Ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha | 28 |
|
Ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka Ardaygu waa qofka bulshada hagi doona Ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka Ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii | 29 |
|
Ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub Ardaygu waa mustaqbal ifaya Ardaygu waa qof jecel cilmi baarista Ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago | 30 |
|
Ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka Ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub Ardaygu waa qof wax dhisa | 31 |
|
Ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo Ardaygu waa qof u baahan macallin fiican Ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya | 32 |
|
Ardaygu waacuriyaha cilmi baarista Ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe | 33 |
|
Ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray | 34 |
|
Asalamu caleeykum sidee tahay | 35 |
|
Asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo | 36 |
|
Baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka | 37 |
|
Bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah | 38 |
|
Barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan | 39 |
|
Barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn | 40 |
|
Barashada saynisku waa muhiim | 41 |
|
Beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh Shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya | 42 |
|
Biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon | 43 |
|
Bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta | 44 |
|
Bulsho waxbaratay ma aqbasho cadaalad darro ama horumar la’aan | 45 |
|
Buugaag tiina kala fura | 46 |
|
Buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada | 47 |
|
Buugaagta dhaqanka Soomaalida aad ayaan u akhriyaa | 48 |
|
Buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga | 49 |
|
Buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan | 50 |
|
Buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa | 51 |
|
Buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada | 52 |
|
Buuggii wuu akhriyay | 53 |
|
Caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada | 54 |
|
Cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena | 55 |
|
Caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad | 56 |
|
Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka | 57 |
|
Carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka | 58 |
|
Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay | 59 |
|
Casharku wuu xiiso badan yahay | 60 |
|
Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan | 61 |
|
Cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa | 62 |
|
Cilmi baaristu waa furaha hal abuurka | 63 |
|
Cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub | 64 |
|
Cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda | 65 |
|
Cilmiga barashadiisu waa nolol | 66 |
|
Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn | 67 |
|
Ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi | 68 |
|
Ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad | 69 |
|
Ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka | 70 |
|
Ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan | 71 |
|
Codkaaga hoos u dhig | 72 |
|
Cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh | 73 |
|
Cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan | 74 |
|
Dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan | 75 |
|
Dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha | 76 |
|
Dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul | 77 |
|
Dadaal la’aan horumar ma jiro | 78 |
|
Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho | 79 |
|
Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah | 80 |
|
Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh | 81 |
|
Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan | 82 |
|
Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad | 83 |
|
Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara | 84 |
|
Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah | 85 |
|
Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn | 86 |
|
Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo | 87 |
|
Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan | 88 |
|
Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah | 89 |
|
Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan | 90 |
|
Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah | 91 |
|
Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan | 92 |
|
Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna | 93 |
|
Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah | 94 |
|
Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto | 95 |
|
Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga | 96 |
|
Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh | 97 |
|
Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka | 98 |
|
Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo | 99 |
|
Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin | 100 |
End of preview. Expand
in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 184