Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
Somali
stringlengths
9
500
emotion
stringclasses
7 values
Kaasu wuxuu ahaan doonaa madaxda dadka Gilecaad deggan oo dhan.
disgust
Oo kuwa magiciisa jecelna way dhex degganaan doonaan.
joy
Hilibkiisu waa ka sii jilicsanaan doonaa kan ilmaha; Oo wuxuu ku noqdaa wakhtigii dhallinyaranimadiisa.
neutral
"Waxay kuu waydiiyo su'aalo ku saabsan Ruuxa.
neutral
Eeggana maxaw tiri, annagaa aryowga leh
neutral
Waxay ka war sugayaan natiijada kulamo u socda iyaga iyo odayaasha deegaannadaas oo ay uga arrinsanayaan xalka dhibaatadan.
neutral
Suugaan Maxamed Mooge Liibaan Halacsiga Heesihii Maxamed Mooge: Hoogtooy Wanaaggani, Waa kaad Hallaysay!
neutral
reer binu Israa'iil oo dhammu way maqli doonaan, wayna cabsan doonaan,
fear
O yaaron maaf kerna kuch khenay aya hon
neutral
Ereygaan la leeyahay tawxiidkana waa kalimatu xaqin yuraadu bihaa baadil (eray xaq ah balse baadil lagu doonayo).
neutral
waxaad dhahdaa ma waxaad nala sugaysaan waxaan labada wanaag midkood ahayn (Guul ama shahaado) annaguna waxaan idin la sugaynaa inuu Eebe idinku assibo (ciqaabo) cadaab agtiisa ah ama gaemahanaga, ee suga annaguna waan idin la sugaynaaye.
neutral
Fadlan Subscribe Dheh.. si aad u sii sugto Qaybta Labaad Goordhow.
anger
Hadaba waxaad nala sugtaan waa muxaadarooyinkii Shiikha oo si xalaqaad ah aan idiin ku soo gudbin doono in sha'Allaah.
neutral
Oo guriga aan dhisayaana waa weyn yahay, maxaa yeelay, Ilaahayagu waa weyn yahay oo waa ka wada sarreeyaa ilaahyada oo dhan.
joy
Wuxuu la hadlay iyaga oo ah rumaysad iyo nolosha weligeed ah oo halkaas joogtay laba maalmood oo buuxda.
neutral
naagtiisii, iyo wuxuu haystay oo dhan, Luutna wuu raacay, oo wuxuu
neutral
Ku alla kii aniga i soo gala wuu badbaadi doonaa."
neutral
Oo iyana waxay isagii ku riday xabsigii a, si aan codkiisa mar dambe waa inaan la maqlin buuraha reer binu Israa'iil ku dul.
disgust
Halkan Minnesota gudaheeda, waxaan sidoo kale ku faraxsanahay in aanan qasab ahayn inaan keligaa ku socdo.
joy
marka laga reebo sida Naxariis u ah Caalamka. "
disgust
waaw naga so dhaqsada dheh janaayo waba sugi lanahay si aan weraryahano uso gadano viva inta sportska xiseso
neutral
Ku soo saar jaraas-litir hal jeermis ah (qaddarku wuxuu ku filan yahay dhab ahaan), la duubay.
neutral
(Halkan waxaa ku cad oo noo muuqato khilaafkooda diimeed Shiicada raafidada ay uga soo horjeedaan Kutubka Quraanka kariimka ah...
neutral
ku alla kii maalintaas shuqul qabta waa in la dilaa.
sadness
Sidee bay daqiiqad ugu noqdeen meel cidla ah!
surprise
Haah, oo waxaan isaga ku ammaani doonaa dadka badan dhexdiisa.
joy
Mise waxay ku leeyihiin qayb mulkiga?
neutral
Oo weliba axdi nabdeed baan la dhigan doonaa, oo kaasu wuxuu ahaan doonaa axdi daa'imis ah oo weligoodba iyaga lala dhigtay.
neutral
Oo maxaad keligaa u fadhidaa, dadka oo dhammuna kuu ag taagan yahay subaxda ilaa makhribka?
surprise
Laakiin injiilkayagu hadduu daboolan yahay, wuxuu ka daboolan yahay kuwa lumaya.
disgust
Bal maa u sugaan inta Gen. Najiib iyo Jamaal ay kala harayaan.
surprise
Iga badbaadi aniga iyo ehelkaygaba waxa ay falayaan."
fear
Ma waxaad leedahay,micna malahan waxii qaldan Addis Ababa ayaa laga soo saxayaa kkkk,Adeer Cabdi Qaydiid waxuu yiri sheekadu waa "FAD AMA HA FADIN,"koleey waa nin weyn,waxbuuna arkay.
neutral
darman doonaa dadkiisii, waayo, isagu geli maayo dalkii aan siiyey reer
anger
Ma istaageyso saacada intaad ka aragtaan horteed toban calaama dood, wuxuuna sheegay:
neutral
Albaabkii xaqana baadhil baad, uga abraarteene
neutral
Maal iyo dad wixii Eebbahay midigta ii saarey
neutral
Mabay suginey, sayn cadaadi iyo nin ragahi, markiiba way sibiq dhaqaaqeen.
neutral
geesteeda kale, oo halkaas waxaad ugu adeegi doontaan ilaahyo kale oo
neutral
Haa, iyo ka-saarista khaldan ee seedling ka tubbada kaliya isaga waxyeello.
neutral
Wadamada qaarkood, tani waxay qeexaysaa xorriyaddaada.
neutral
waa my bike just got stolen waa
anger
Oo kuwa jeceluna waxay cuni doonaan midhihiisa.
neutral
mana qoyin wuuna ka gudbay.
neutral
Waxaad ii doorateen inaan runta idiin sheego"
neutral
Ama dhaaxba uu ku ducaysto
neutral
amase diyaar u ah inay illoobaan danaha beelahooda, iyo siiba kuwa laga
disgust
Oo xataa reer Ashuurna way ku darsameen, Oo waxay kaalmeeyeen ilma Luud.
joy
ama saadece buuu kadar,,,,
neutral
Dembiguna waa sidaas oo kale.
neutral
Oo xigmad baa idinla dhiman doonta.
neutral
Kalluumaysatiyo doonyaleey kiro lasoo siiyay, kabaala xunta igu ururtay,
neutral
Unuunkii Daqaqamay!
neutral
Bal aan eegna waxa soo shirtaga, waa shacni cusboone.
neutral
In dhamaadka, si kastaba ha ahaatee, waxaan goostay in aan ninkayga (iyo kaniisadda) ku kalsoon tahay.
neutral
IDMAN Adna Waa So Tagantahay Waxan kugu Nace Waxan Tagersanahay Waa Kaso Hor Jeeda,Sxbey Shahrukh Khan Mar Muu Kugu Xumeeye Maxaa?Xarasha Maxa Ugu Heysaa?
anger
Markii Ay Hurdada Kasoo Kacday Ayey La Kulantay Wax Ka Yaabiyay! (Muuqaal)
surprise
Markaasaa Abneer wuxuu ku yidhi, War midigta ama bidixda u leexo, oo ragga dhallinyarada ah midkood qabso, oo ka soo qaado hubkiisa dagaalka.
neutral
yidhi, Hadda kaxee wiilkaaga keligiis ah, kan aad jeceshahay. oo ah
anger
Waddani in uu la dagaalamo oo wax yeelo ayaa ay isaga iyo Faysal Cali-waraabe ba isku dayayaan, laakiin wax wayn baa ay u tarayaan iyaka oo aan dhadaynin.
disgust
"Laakiin waxaan kuu sheegi karaa in fikradaha oo dhan ay yihiin Arthur inay nala joogaan illaa December.
neutral
Waayo, annagu ma doondoona inta lagu jiro wakhtigii Saa'uul. "
fear
Oo idinka keligiinna idinla dhigan maayo axdigan iyo dhaartan,
neutral
Sida dadka Ilaah, waxaan waa in la isku dayayaan in ay nolosha wada sameeyo hab u muujinaysaa off qorshaha Ilaah si loo badbaadiyo dad kala duwan.
neutral
Sida xaqiiqada ah maalin maalmaha ka mid waxay noqon doonaan boqorrada dhulka.
neutral
Oo ma uu ogayn runta this: in this la sameeyey by Angel ah.
surprise
Waxaan helay haweeney xukumeesa lana siiyay wax kasta waxayna leedahay Carshi wayn.
neutral
salaan kadib ,mareexaanoow mawaxaad nafta ugu sheekaynaysaan waxuu ku hadaaqayo nin cararaya oo dhuumanaya war kimaayo sidaas laguma helaayo waxaad samayseena waa la ogyahay war aayar gabada oo is qariya hadii kale wax badan ayaa soo baxahaya.
neutral
Waxa aan dareemay joogitaanka Eebe ee qolkayga.
disgust
(Do not fish in troubled waters) Markaa qudhunkaas uumbuu faraha kula jiraa cimrigii.
disgust
Waxaa xusid mudan in Aniiso Xaaji Muumin ay maanta booqatay xarumo Dawladeed iyo kuwa arrimaha bulshada ee ku yaala Qardho.
joy
Wuxuu i weydiiyay hadii aan awoodi doonaan in ay ka hor dhamaadka maalinta diro lacagta, via Western Union, dabcan.
neutral
Magiciisu weligiis buu waari doonaa, Magiciisu waa sii jiri doonaa in alla intay qorraxdu jirto; Oo dadku way ku barakoobi doonaan isaga, Quruumaha oo dhammuna waxay ugu yeedhi doonaan farxaan.
neutral
sidaas daraaddeed isagaan u gacangeliyey kan quruumaha ugu wada xoog badan.
neutral
- waxan la yaabay qofka ogaaday in arrimuhu qaddar alle ku socdaan ee wixii dhaafay u murugoonaya,
surprise
Oo waxaad ku tidhaahdaa, Noqda, binu-aadmigow.
anger
ka leexin doonaa aniga lasocodkayga inay iyagu u adeegaan ilaahyo kale,
neutral
Taa-Seeen; tilka Aayaatul Qur-aani wa Kitaabim Mubeen
neutral
Oo badbaadadayduna waxay ka timaaddaa xaggiisa."
joy
gartay iyaga; waayo, turjumaan baa kala dhex joogay.
surprise
Waayo, waxaa jira ceeb lahayn, kuwa isku kaa halleeyaa.
neutral
Ma eegaan waxaas inuu sharci yahay iyo in kale, dariiq kasta oo qaloocan ayey u maraan siday hadafkooda u gaadhaan.
neutral
Sidee wahaabiyadu gaalo ku noqonayaan ayaga oo xaramaynka jooga?
neutral
Marka inaad noqoto ruux (muslix) ah.
neutral
qarnigan iyo in Maxay u eg yihiin. "
neutral
Ka Warraan Haddaan u Raaxayno Sanooyin.
joy
Dhulka ma joogo mid sidiisa oo kale, Oo cabsila'aan la abuuray.
fear
Oo waxaan isaga ma aqaano, naxariista, Dhaafe Naxariista.
neutral
Waa in uu wax la hadlayay kuwa uu u noqon wacyigaliyo yaqaan! "
neutral
Waan ku faraxsanahay inaad halkan joogtid, xitaa haddii uu xisbigu bilaabay saddex saacadood ka hor.
joy
Ma qasaba ina sambuuse la samayo..Yaa waqti oo haya ina waxaas cunto ah la cuno.
neutral
Hiyigiyo naftuba way ku hadal hayaan" .
neutral
waxaad dhahdaa (Nabiyow) dhammaan way sugi ee suga, waxaad ogaan doontaan cidda jidka toosan iyo cidda hanuunsane.
neutral
Waxaa lugu dhihi, "Ku gala Jannada nabadgalyo, waana maalintii waariddee."
neutral
Ee uu dadoo idil xukumay, biligu waa doore
neutral
Sidaas daraadeedna in uu ku kacay khiyaamooyin qaran, waa sida qoraalku u dhigay'e.
neutral
Inaynnaan ahayn dad ka wada hadla runta, xaqa iyo danta guud oo bulshada;
neutral
Waa la qori doonaa maraggooda oo waa la warsan.
fear
Oo isagu wuxuu ka caawiyay kumanaan bloggers ah!
joy
Aabbahayaga-Ilaah waa Sayidka beergooyska, oo uu shaqaalaha u diray duurka.
disgust
End of preview. Expand in Data Studio

Somali Emotion Analysis Corpus

Dataset Description

This dataset contains emotion-labeled text data in Somali for emotion classification (joy, sadness, anger, fear, surprise, disgust, neutral). Emotions were extracted and processed from the English meanings of the sentences using the model j-hartmann/emotion-english-distilroberta-base. The dataset is part of a larger collection of African language emotion analysis resources.

Dataset Statistics

  • Total samples: 2,000,000
  • Joy: 135781 (6.8%)
  • Sadness: 107769 (5.4%)
  • Anger: 116871 (5.8%)
  • Fear: 95761 (4.8%)
  • Surprise: 98553 (4.9%)
  • Disgust: 147483 (7.4%)
  • Neutral: 1297782 (64.9%)

Dataset Structure

Data Fields

  • Text Column: Contains the original text in Somali
  • emotion: Emotion label (joy, sadness, anger, fear, surprise, disgust, neutral)

Data Splits

This dataset contains a single split with all the processed data.

Data Processing

The emotion labels were generated using:

  • Model: j-hartmann/emotion-english-distilroberta-base
  • Processing: Batch processing with optimization for efficiency
  • Deduplication: Duplicate entries were removed based on text content

Usage

from datasets import load_dataset

# Load the dataset
dataset = load_dataset("michsethowusu/somali-emotions-corpus")

# Access the data
print(dataset['train'][0])

Citation

If you use this dataset in your research, please cite:

@dataset{somali_emotions_corpus,
  title={Somali Emotions Corpus},
  author={Mich-Seth Owusu},
  year={2025},
  url={https://huggingface.co/datasets/michsethowusu/somali-emotions-corpus}
}

License

This dataset is released under the MIT License.

Contact

For questions or issues regarding this dataset, please open an issue on the dataset repository.

Dataset Creation

Date: 2025-07-04 Processing Pipeline: Automated emotion analysis using HuggingFace Transformers Quality Control: Deduplication and batch processing optimizations applied

Downloads last month
109

Collection including michsethowusu/somali-emotions-corpus