eng
stringlengths 2
689
| som
stringlengths 2
686
|
---|---|
And this ( He commands ) : Judge thou between them by what Allah hath revealed , and follow not their vain desires , but beware of them lest they beguile thee from any of that ( teaching ) which Allah hath sent down to thee . And if they turn away , be assured that for some of their crime it is Allah 's purpose to punish them . And truly most men are rebellious .
|
Ku kala Xukun Dhexdooda wuxuu soo Dejiyey Eebe , hana Raacin Hawadooda , kana Digtoonow inay kaa Fidmeeyaan waxa Eebe kugu soo Dejiyey qaarkiis , hadday Jeedsadaanna Ogow in Eebe la Doonayo inuu ku Aassi ibo ( Ciqaabo ) Dambigooda Qarkiis , wax badan oo Dadka ka mid ahna waa Faasiqiin .
|
And We sent not against his people after him a host from heaven , nor have We been sending down any such .
|
Kuma aanaan dajinin qoomkiisii gadaashiis Januud samad ka timid , mana aanaan ku soo dajinin .
|
No intercession can avail in His Presence , except for those for whom He has granted permission .
|
Kumana anfacdo shafeeco Eebe agtiisa , ruuxuusan idmin .
|
Nor doth he speak of ( his own ) desire .
|
Kumana hadlo hawadiisa .
|
Which sailed right under Our eyes : A recompense for him who had been denied .
|
Kuna socota illalintanada si loo abaalmariyo cidda Gaalowday .
|
Gustav I wanted to make Helsinki into a trade town to compete with Tallinn , which is why Dutch and German merchants , too , moved there .
|
Kustaa Vaasa wuxuu rabay in Helsinki uu ka dhigo magaalo madax la tartanta Tallinna , waxaa halkaas sidoo kale u guuray ganacsato Jarmal iyo Holland u dhashay .
|
Believers , do not wrongfully consume each other 's wealth , but trade with it by mutual consent . Do not kill one another , for God is most merciful to you .
|
Kuwa ( Xaqa ) Rumeeyow ha Cunina Xoolihiina dhexdiinna ( Si Baadil ah ) ( Xaaraam ah ) inay Ganacsi Raalli aad tihiin tahay mooyee , hana Dilina Naftinna , Eebe wuxuu idiinyahay Naxariistee .
|
O you who believe , do not be like those who deny , and say of their brethren ( who died ) travelling in the land or fighting : " Had they stayed with us here they would not have died or been killed . " This happened so that God may fill their hearts with grief . God is the giver of life and death and sees all that you do .
|
Kuwa ( Xaqa ) Rumeeyow ha Noqonina sida kuwa Gaaloobay oo ku yidhi Walaalahood markay ku Safraan Dhulka ama Duulaan hadday Agtanda Joogaan ma dhinteen Lamana Dileen si uu uga yeelo Arrintaas Qoomamo Quluubtooda , Eebana waa Nooleeye iyo Dile , Eebana waxaad Camal Falaysaan wuu arkaa .
|
Believers , remember the Favor of Allah to you when there came against you hosts ( armies ) . We unleashed against them a wind and hosts ( angels ) you could not see . Allah sees the things you do .
|
Kuwa ( xaqa ) rumeeyow xusuusta Eebe siduu idiinku Nicmeeyey , markay Junuud ( Askar ) idiin timid markaas oon ku diray Dabayl iyadoy aydaan arkayn , Eebana waxaad Camal falaysaan waa arkaa .
|
O you who believe ! Remember God 's blessings upon you , when forces came against you , and We sent against them a wind , and forces you did not see . God is Observant of what you do .
|
Kuwa ( xaqa ) rumeeyow xusuusta Eebe siduu idiinku Nicmeeyey , markay Junuud ( Askar ) idiin timid markaas oon ku diray Dabayl iyadoy aydaan arkayn , Eebana waxaad Camal falaysaan waa arkaa .
|
And those that cry lies to Our signs , and wax proud against them -- those shall be the inhabitants of the Fire , therein dwelling forever .
|
Kuwa Beeniyey Aayaadkanaga oo iska Mibriya Xaggeeda kuwaasi waa Naarta Ehelkeeda wayna ku Waari .
|
The Companions of the Left ( O Companions of the Left ! )
|
Kuwa Bidixda mari , ma taqaan kuwa Bidixda .
|
And those who believe , and have emigrated and struggled in the way of God. those who have given refuge and help those in truth are the believers , and theirs shall be forgiveness and generous provision .
|
Kuwa Rumeeyey ee Hijrooday ee ku Jahaaday Jidka Eebe iyo kuwa soo Dhaweeyey una Gargaaray kuwaasu iyagaa Mu 'miniina Dhaba ah , waxayna Mudan Dambi Dhaafid iyo Rizqi Sharafle .
|
O you who believe ! When you meet a force , stand firm , and remember God much , so that you may prevail .
|
Kuwa Xaqa Rumeeyow haddaad la Kulantaan Koox ( Cadow ah ) Sugnaada Xusana Eebe wax Badan inaad Liibaantaan .
|
It will be proclaimed to the faithless : ' Surely , Allah 's outrage [ towards you ] is greater than your outrage towards yourselves , as you were invited to faith , but you disbelieved . '
|
Kuwa gaaloobay waxaa loogu dhawaaqaa ( qiyaamada ) cadhada Eebaa ka wayn cadhadaad naftiina ucadhootaan , maxaayeelay waxaa laydiinku yeedhi Jiray Iimaanka markaasaad gaaloobayseen .
|
Verily those who brought forward the calumny were a small band among Deem it not an evil for you ; nay , it was good for you . Unto every one of them shall be that which he hath earned of the sin , and he among them who undertook the bulk of it---for him shall be a torment mighty .
|
Kuwa la Yimid Been Abuurka ( Qadafka Caasho ) waa Koox Idinka mid ah , How Malaynina inay Shar Idiin tahay , waxayse idiin tahay Khayr , Qof kasta oo ka Mid ahna waxaa u Sugnaaday wuxuu kasban oo Dambi ah midka Qaatay Waynanka Arintana oo ka mid ah wuxuu Mudan Cadaab weyn ( Ibnu Salool ) .
|
And those who endeavour to frustrate Our signs , Unto the torment they will be brought .
|
Kuwa u socda ka ( reebidda ) aayaadkanaga iyagoo isleh Eebe daaliya , kuwaas waxaa lagu kulmin cadaab .
|
And those who keep their trusts and covenants ;
|
Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya .
|
And ( as for ) those who believe and their offspring follow them in faith , We will unite with them their offspring and We will not diminish to them aught of their work ; every man is responsible for what he shall have wrought .
|
Kuwa xaqa rumeeyay ee carurtooduna Iimaanka ka raacday waxaannu haleeshiin carruurtooda ( Darajada iyo naxariista ) , camalkoodana waxba kama nusqaaminayno , Ruuxwalbana wuxuu kasbaday yuu u rahmanaan " u xidhnaani . "
|
For those who believe and work deeds of righteousness is a reward that will never fail .
|
Kuwa xaqa rumeeyeyse oo camalfiican falay waxaa usugnaaday ajri aan guraynin .
|
O you who believe ! do not raise your voices above the voice of the Prophet , and do not speak loud to him as you speak loud to one another , lest your deeds became null while you do not perceive .
|
Kuwa xaqa rumeeyow ha ka koryeelina codkiinna codka Nabiga , hana kula jahrina ( qaylina ) hadal sida qaarkiin qaar ugula jahro ( qaylyo ) si aan camalkiinnu u burin idinkoon agayn .
|
Whose mouths must be stopped , who subvert whole houses , teaching things which they ought not , for filthy lucre 's sake .
|
Kuwaas afkooda waa in la xidho , maxaa yeelay , waa kuwa reero dhan gembiya iyagoo faa 'iidada ceebta ah aawadeed u baraya waxyaalo aan waajib ahayn inay baraan .
|
The angels ask the people whose souls they remove while they were wronging themselves , " What were you engaged in ? " They reply , " We were powerless in the land " ; the angels say , " Was Allah 's earth not spacious enough for you to have migrated in it ? " The destination for such is hell ; and a very wretched place to return .
|
Kuway Oofsato Malaa 'igtu iyagoo Dulmiyey Naftooda waxay ku Dhahaan maxaad ahaydeen waxayna dhahaan kuwo lagu Daeiifsadat ( tabar yar ) Dhulka , waxayna dhahaan ( Malaa 'igtii ) miyeyna ahayn Dhulka Eebe Wasaac ood ku Hijrootaan dhexdeeda , kuwaas Hooygoodu waa Jahannamo wayna u Xuntahay Aaye .
|
The unbelievers expend their wealth to bar from God 's way , and still they will expend it , till it is an anguish for them , then be overthrown , and the unbelievers will be mustered into Gehenna ,
|
Kuwii Gaaloobay waxay ku Bixin Xoolahooda inay ka Celiyaan Dadka Jidka Eebe way Bixin doonaan waxayna ku noqon Qoomamo markaasaa laga Adkaan , kuwa Gaaloobayna Xaga Jahannamaa Loo kulmin .
|
Those who reject Allah and hinder ( men ) from the Path of Allah - for them will We add Penalty to Penalty ; for that they used to spread mischief .
|
Kuwii gaaloobay ee ka awday dadka jidka Eebe waxaan ugu siyaadinnaa Cadaab Korka cadaabka Faasuqnimadooda Darteed .
|
Understand , ye brutish among the people : and ye fools , when will ye be wise ?
|
Kuwiinna doqonnada ah oo dadka ku dhex jirow , fiirsada , Oo kuwiinna nacasyada ahow , goormaad caqli yeelanaysaan ?
|
Awake , ye drunkards , and weep ; and howl , all ye drinkers of wine , because of the new wine ; for it is cut off from your mouth .
|
Kuwiinna sakhraamiinta ahow , toosa , oo ooya , kuwiinna khamriga cabta oo dhammow , khamrigii macaanaa aawadiis u baroorta , waayo , waa idinka go 'ay .
|
Take this letter of mine and deliver it to them . Then leave them and see what [ answer ] they will return . "
|
La Tag Warqaddaaydan kuna Tuur Xaggooda kana Durug Xaggooda , markaas Fiiri waxay soo Celiyaan .
|
But when the Jews spoke against it , I was constrained to appeal to Caesar , not that I had anything about which to accuse my nation .
|
Laakiin Yuhuuddu markay taas qilaafeen ayaa waxaa dirqi igu noqotay inaan Kaysar u ashtakoodo ; taasuna ma ahaan inaan haystay wax aan quruuntayda ku dacwaynayo .
|
But when the crowd was put out , he entered in , took her by the hand , and the girl arose .
|
Laakiin markii dadkii badnaa la saaray , ayuu galay oo gacanteeda qabtay , yartiina waa kacday .
|
But let every man prove his own work , and then shall he have rejoicing in himself alone , and not in another .
|
Laakiin nin kastaa shuqulkiisa ha tijaabiyo , dabadeedna faan ayuu iska heli doonaa oo ku kale kama heli doono .
|
But , lest we cause them to stumble , go to the sea , cast a hook , and take up the first fish that comes up . When you have opened its mouth , you will find a stater coin . Take that , and give it to them for me and you . "
|
Laakiin si aynan u xumayn iyaga , badda tag , oo jillaab ku tuur , oo kalluunka kolka hore soo baxa soo qaad , oo goortaad afkiisa furtid waxaad ka heli doontaa istater . Kaas qaad oo inooga bixi aniga iyo adigaba .
|
But they insisted , saying , " He stirs up the people , teaching throughout all Judea , beginning from Galilee even to this place . "
|
Laakiin way ku sii adkeeyeen iyagoo leh , Dadkuu kiciyaa , oo dalka Yahuudiya oo dhan ayuu wax baraa ; dalka Galili ayuu ka soo bilaabay ilaa halkan .
|
But called the truth a lie and turned back ,
|
Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday .
|
Yet God is my King of old , working salvation in the midst of the earth .
|
Laakiinse Ilaah waa boqorkayga tan iyo waa hore , Isagoo badbaadin ka dhex samaynaya dhulka .
|
But from there you shall seek Yahweh your God , and you shall find him , when you search after him with all your heart and with all your soul .
|
Laakiinse haddaad halkaas Rabbiga Ilaahiinna ah ka doondoontaan , waad heli doontaan , haddaad qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ku doondoontaan .
|
And it shall come to pass at the same time when Gog shall come against the land of Israel , saith the Lord GOD , that my fury shall come up in my face .
|
Laakiinse wakhtiga Juuj uu dalka reer binu Israa 'iil ku soo kici doono ayaan aad iyo aad u cadhoon doonaa , ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay .
|
Ye hypocrites , ye can discern the face of the sky and of the earth ; but how is it that ye do not discern this time ?
|
Labawejiilayaal yahow , waxaad kala garanaysaan muuqashada dhulka iyo cirka , laakiin wakhtigan sidee baad u kala garan weydaan ?
|
The helpline number is 0800 100 101 .
|
Lambarka telefoonka ee wax caawiya waa 0800 100 101 .
|
You must apply separately for the study programmes .
|
Leymanka dhaadheer waa in gooni loo codsado .
|
Yet they were not sent to be their guardians .
|
Loomana dirin inay ilaaliyaan Mu 'miniinta .
|
Equal are not the blind and those who can see ,
|
Ma Eka indhoole iyo wax arke .
|
What ! when we are dead and have become dust ? That is afar ( from probable ) return .
|
Ma markaan dhimanno oon carro noqonno yaa nala soo celin , taas waa soo celin fog .
|
Hath Unto him the admonition been sent down from amongst us ! Yea ! they are in doubt concerning My admonition . Yea ! they have not yet tasted My torment .
|
Ma quraankaa lagudajiyey isagoo na dhexjooga ( anagaa ka mudan ) waxayse kaga sugan yihiin Quraankayga shaki walina mayan dhahdhamin Cadaabkayga .
|
What ! makes he the gods a single Allah ? A strange thing is this , to be sure !
|
Ma wuxuu ka dhigay ilaahyadii ilaah kaliya , arrintaasi waa wax lala yaabo .
|
on a great day
|
Maalin wayn darteed ( Qiyaamada ) .
|
But on this Day the believers will laugh at the unbelievers
|
Maalinta ( qiyaame ) kuwa rumeeyay xaqa waxay ku qosli gaalada .
|
so today those who believe shall [ be able to ] laugh at those who denied the truth
|
Maalinta ( qiyaame ) kuwa rumeeyay xaqa waxay ku qosli gaalada .
|
the Day when they shall rush from their graves , as if they were hurrying to a raised flag ,
|
Maalinta ay ka soo bixi Qubuuraha iyagoo deg degi ood mooddo inay u laxaadsan Calaamo loo taagay ( xaggooda ) .
|
On the day when it befalleth in earnest , and they are ordered to prostrate themselves but are not able ,
|
Maalinta dhudhunka la faydi doono Gaaladana loogu yeedhi doono inay sujuudaan ma karayaan Sujuud .
|
On that day the earth will declare all ( the activities of the human being ) which have taken place on it ,
|
Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda .
|
The Day when faces will be whitened and faces blackened . To those whose faces have become blackened it will be said : ' Did you disbelieve after you had believed ? Then taste the punishment for that you disbelieved'
|
Maalintay Caddaan ( Nuuri ) Wajiyaal oyna Madoobaan ( Doorsoomi ) Wajiyaal , kuway Madoobaato Wajiyadoodu ( Waxaa lagu dhihi ) miyaad Gaaloowdeen Rumeyntiinii ka dib , Dhadhamiya Cadaabka Gaalnimadiinii darteed .
|
This day Yahweh your God commands you to do these statutes and ordinances : you shall therefore keep and do them with all your heart , and with all your soul .
|
Maanta Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku amrayaa inaad qaynuunnadan iyo amarradan yeeshaan , haddaba sidaas daraaddeed waa inaad xajisaan oo aad qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ka yeeshaan .
|
What agreement has a temple of God with idols ? For you are a temple of the living God . Even as God said , " I will dwell in them , and walk in them ; and I will be their God , and they will be my people . "
|
Macbudka Ilaah sidee buu ula mid yahay sanamyada ? Waayo , innagu waxaynu nahay macbudka Ilaaha nool , siduu Ilaah yidhi , Iyaga waan dhex joogi doonaa , waanan dhex socon doonaa , Ilaahoodaan ahaan doonaa , oo iyaguna dadkaygay ahaan doonaan .
|
Information on offencesFinnish _ Swedish _ English
|
Macluumaad ku dembiyadaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
The Finnish Immigration Service : Presentation of the Enter Finland e @-@ service
|
Macluumaad loogu talagalay ardayda ajaaniibta ahIngiriis
|
In big towns , higher housing costs are accepted than in smaller ones .
|
Magaalooyinka waa weyn waxaa la ogol yahay in kharashka degaanku uu ka sareeya kan magaalooyinka yar @-@ yar .
|
< < By David . > > Blessed be Yahweh , my rock , who teaches my hands to war , and my fingers to battle :
|
Mahad waxaa leh Rabbiga dhagaxayga weyn ah , Oo gacmahayga dagaalka bara , Farahaygana dirirta bara ,
|
they will not believe in it until they see the grievous punishment .
|
Mana Rumaynayaan Xaqa Intay ka Arkaan Cadaab Daran .
|
Nor will I be a worshipper of what you worship .
|
Mana caabudin waxaad caabuddeen ,
|
They will have no time to make a will , nor shall they return to their own people .
|
Mana karaan dardaaran ehelkoodiina uma soo noqdaan .
|
'And we know not whether evil is intended for those on earth , or whether their Lord intends for them a Right Path .
|
Mana ogin inay tahay shar lala Doonay dadka Dhulka ku nool ama Eebohood la Doonay hanuun ( iyo khayr ) .
|
And most of them believe not in Allah without associating ( other as partners ) with Him !
|
Mana rumaynayaan Badankoodu Eebe iyagoo la Wadaajin mooyee .
|
Why , when the Quran is recited to them , do they not prostrate themselves ?
|
Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin .
|
When the earth is shaken with convulsion
|
Marka la gilgilo Dhulka gilgilid .
|
When the amount of your housing allowance is calculated , EUR 300 of your earned income per month is excluded from the calculation . This amount does not affect the amount of your housing allowance .
|
Marka la xisaabinayo kaalmada ijaarka , waxaan laguu xisaabineyn 300 euro mushaarka bishii , cadaddaasna ma aha mid saameyn ku yeelaneysa inta aad kaalmo ijaar ku heli laheyd Taas ayaana loo yaqaan ka dhimista mushaarka ( ansiotulovähennys ) .
|
Except for those who have believed and done righteous deeds and advised each other to truth and advised each other to patience .
|
Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala , isuna dardaarma xaqa , isuna dardaarma Samirka .
|
When Our clear revelations are read out to them , they say : " This is only a man who wants to turn you away from what your fathers used to worship . " And they say : " This is nothing but a fabricated lie . " And those who do not believe say of the truth when it has reached them : " This is nothing but pure sorcery . "
|
Marka lagu akhriyo korkooda aayaadkanaga waxay dhahayaan kani ma aha mid dooni inuu idinka iilo waxay Aabbayowgiin caabudijireen mooyee , waxayna dheheen kan ( quraanku ) ma aha waxaan beenabuurasho ahayn , waxayna dhaheen kuwii Gaaloobay Xaqu markuu u yimid kani waxaan sixir muuqda ahayn ma aha .
|
When thou liest down , thou shalt not be afraid : yea , thou shalt lie down , and thy sleep shall be sweet .
|
Markaad jiifsatidna ma cabsan doontid ; Haah , waad jiifsan doontaa , oo hurdadaaduna way kuu macaanaan doontaa .
|
When I blow with a trumpet , I and all that are with me , then blow ye the trumpets also on every side of all the camp , and say , The sword of the LORD , and of Gideon .
|
Markaan buunka afuufo , aniga iyo inta ila jirta oo dhammu , idinkuna buunanka dhinac walba kaga afuufa xerada , oo waxaad tidhaahdaan , Rabbiga aawadiis iyo Gidcoon aawadiis .
|
Then he became a clot . And He created and proportioned ?
|
Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana .
|
After that , school health care provides health care in schools .
|
Markaas ka dibna waxaa daryeelka caafimaadka ee ay u baahan yihiin looga fidinayaa iskuulka .
|
The more upright of the two said , " Did I not bid you to glorify God ? "
|
Markaas kii u fiicnaa yiri : miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya .
|
Then will I visit their transgression with the rod , and their iniquity with stripes .
|
Markaas xadgudubkooda waxaan kaga abaal marin doonaa ul , Xumaantoodana jeedal .
|
Then they all shall be taken back unto Allah , their true Master . Lo ! His shall be the judgement . And he is the Most Swift of reckoners .
|
Markaasa loo Celin Dadka Xagga Sayidkooda Xaqa ah isagaana leh Xukunka Dedejiyana Xisaabta .
|
Abiathar told David that Saul had slain Yahweh 's priests .
|
Markaasaa Aabyaataar wuxuu Daa 'uud u sheegay in Saa 'uul laayay wadaaddadii Rabbiga .
|
And Asa slept with his fathers , and was buried with his fathers in the city of David his father : and Jehoshaphat his son reigned in his stead .
|
Markaasaa Aasaa dhintay oo la seexday awowayaashiis , oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii awowgiis Daa 'uud ; oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehooshaafaad
|
Abimelech went up to Mount Zalmon , he and all the people who were with him ; and Abimelech took an axe in his hand , and cut down a bough from the trees , and took it up , and laid it on his shoulder : and he said to the people who were with him , " What you have seen me do , make haste , and do as I have done ! "
|
Markaasaa Abiimeleg wuxuu fuulay Buur Salmoon , isagii iyo dadkii la jiray oo dhammuba ; kolkaasaa Abiimeleg wuxuu gacanta ku qabsaday faas , oo wuxuu dhirtii ka soo jaray laan , oo intuu kor u qaatay ayuu garbaha soo saaray , oo dadkii la jirayna wuxuu ku yidhi , Dhaqsada , oo wixii aad igu aragteen anoo samaynaya u sameeya sidii aan u sameeyey .
|
Jesus answered , He it is , to whom I shall give a sop , when I have dipped it . And when he had dipped the sop , he gave it to Judas Iscariot , the son of Simon .
|
Markaasaa Ciise ugu jawaabay , Waa kii aan koosaarta u dari doono oo aan siin doono . Haddaba markuu koosaarta u daray ayuu qaaday oo siiyey Yuudas Iskariyod ina Simoon .
|
Pharaoh called to Moses , and said , " Go , serve Yahweh . Only let your flocks and your herds stay behind . Let your little ones also go with you . "
|
Markaasaa Fircoon Muuse u yeedhay oo wuxuu ku yidhi , Taga oo Rabbiga u adeega ; laakiinse adhyihiinna iyo lo 'diinnu ha joogeen ; yaryarkiinnuse ha idin raaceen .
|
Moses went up on the mountain , and the cloud covered the mountain .
|
Markaasaa Muuse wuxuu fuulay buurtii , oo buurtiina waxaa qarisay daruur .
|
And Solomon stood before the altar of the LORD in the presence of all the congregation of Israel , and spread forth his hands toward heaven :
|
Markaasaa Sulaymaan hor istaagay meeshii allabariga ee Rabbiga iyadoo ay wada joogaan shirkii reer binu Israa 'iil oo dhammu , oo intuu gacmihiisii xagga samada u kala bixiyey ,
|
And Joshua the son of Nun called the priests , and said unto them , Take up the ark of the covenant , and let seven priests bear seven trumpets of rams ' horns before the ark of the LORD .
|
Markaasaa Yashuuca ina Nuun wadaaddadii u yeedhay , oo ku yidhi , Sanduuqa axdiga kor u qaada , oo sanduuqa Rabbiga toddoba wadaad ha la hor socdeen toddoba buun oo wanan geesahood ah .
|
The king of Israel said to his servants , " You know that Ramoth Gilead is ours , and we are still , and don 't take it out of the hand of the king of Syria ? "
|
Markaasaa boqorkii dalka Israa 'iil addoommadiisii ku yidhi , War miyeydnaan ogayn inaan iska leennahay Raamod Gilecaad ? Oo annana waannu iska fadhinnaa , oo kalama aannu bixin gacantii boqorka Suuriya !
|
Then the king of Israel called all the elders of the land , and said , Mark , I pray you , and see how this man seeketh mischief : for he sent unto me for my wives , and for my children , and for my silver , and for my gold ; and I denied him not .
|
Markaasaa boqorkii dalka Israa 'iil u soo yeedhay odayaashii dalka oo dhan , oo wuxuu ku yidhi , Waan idin baryayaaye , bal eega oo ogaada sida ninkanu iiga belaayo doonayo , waayo , wuxuu u soo cid dirsaday naagahayga iyo carruurtayda , iyo lacagtayda , iyo dahabkayga , oo anna uma aanan diidin .
|
The king said to Barzillai , " Come over with me , and I will sustain you with me in Jerusalem . "
|
Markaasaa boqorkii wuxuu Barsillay ku yidhi , Kaalay oo ila gudub , oo anna Yeruusaalem baan kugu quudin doonaa .
|
And the angel of the LORD came again the second time , and touched him , and said , Arise and eat ; because the journey is too great for thee .
|
Markaasaa malaa 'igtii Rabbigii mar labaad u timid , oo intay taabatay ayay ku tidhi , Toos oo wax cun , maxaa yeelay , sodcaalku waa kugu dheer yahay .
|
The three broke through the army of the Philistines , and drew water out of the well of Bethlehem , that was by the gate , and took it , and brought it to David : but David would not drink of it , but poured it out to Yahweh ,
|
Markaasaa saddexdii ayaa dhex maray ciidankii reer Falastiin , oo waxay biyo ka soo dhaamiyeen ceelkii Beytlaxam ee iridda ku ag yiil , oo intay soo qaadeen ayay Daa 'uud u keeneen , laakiinse Daa 'uud wuu diiday inuu cabbo biyahaas , Rabbiguuse u daadshay .
|
Then his lord , after that he had called him , said unto him , O thou wicked servant , I forgave thee all that debt , because thou desiredst me :
|
Markaasaa sayidkiisii u yeedhay oo ku yidhi , Addoon yahow sharkaluhu ! Waxaan kugu lahaa oo dhan waan kuu dhaafay , waayo , waad i bariday .
|
His brothers saw that their father loved him more than all his brothers , and they hated him , and couldn 't speak peaceably to him .
|
Markaasaa walaalihiis arkeen in aabbahood ka jecel yahay isaga walaalihiis oo dhan ; kolkaasay nebcaadeen isagii , wayna kari waayeen inay isaga si nabad ah ula hadlaan .
|
Then I Daniel looked , and , behold , there stood other two , the one on this side of the bank of the river , and the other on that side of the bank of the river .
|
Markaasaan anigoo Daanyeel ah wax fiiriyey , oo bal eeg , waxaan arkay laba kale oo taagtaagan , mid wuxuu taagnaa webiga qarkiisa soke , kan kalena wuxuu taagnaa webiga qarkiisa shishe .
|
Then after them We sent Moses with Our signs to Pharaoh and his elite , but they wronged them . So observe how was the fate of the agents of corruption !
|
Markaasaan la Bixinay Nabi Muuse Aayaadkanaga Xagga Fircoon iyo Qoomkiisii wayna Dulmiyeen ( Diideen ) ee day Siday Noqotay Cidhibtii Mufsidiinta .
|
Then We hold it in hand for a brief grasp .
|
Markaasaan u Soo qabanaa Xagganaga Qabasho Yar .
|
Then they laid their hands on them , and they received the Holy Spirit .
|
Markaasay gacmahooda saareen , oo waxay heleen Ruuxa Quduuska ah .
|
And she fastened it with the pin , and said unto him , The Philistines be upon thee , Samson . And he awaked out of his sleep , and went away with the pin of the beam , and with the web .
|
Markaasay qodob ku qodobtay oo ku tidhi , Samsoonow , reer Falastiin waa ku hayaan . Oo intuu hurdadii ka soo toosay ayuu rujiyey qodobkii iyo looxii dunta , iyo duntii dharsameeyaha .
|
And Israel vowed a vow unto the LORD , and said , If thou wilt indeed deliver this people into my hand , then I will utterly destroy their cities .
|
Markaasay reer binu Israa 'iil Rabbiga nidar u nidreen oo waxay yidhaahdeen , Hubaal haddaad dadkan gacantayada soo gelisid markaas magaalooyinkooda oo dhan waannu wada baabbi 'inaynaa .
|
Then said she , I pray thee , let the king remember the LORD thy God , that thou wouldest not suffer the revengers of blood to destroy any more , lest they destroy my son . And he said , As the LORD liveth , there shall not one hair of thy son fall to the earth .
|
Markaasay tidhi , Waan ku baryayaaye , Boqorow , xusuuso Rabbiga Ilaahaaga ah , si kan dhiig u aaraa uusan mar dambe wax u dilin , waaba intaasoo ay wiilkayga dilaane . Oo isna wuxuu ku yidhi , Nolosha Rabbigaan ku dhaartaye inaan wiilkaaga tin keli ahi dhulka kaga dhacayn .
|
Then they brought out the king 's son , and put upon him the crown , and gave him the testimony , and made him king . And Jehoiada and his sons anointed him , and said , God save the king .
|
Markaasay wiilka boqorka soo bixiyeen , oo waxay u saareen taajkii , markhaatifurkiina way siiyeen , oo waxay ka dhigeen boqor , oo Yehooyaadaac iyo wiilashiisiina intay isagii subkeen ayay yidhaahdeen , Boqorku ha noolaado .
|
Then Herod secretly called the wise men , and learned from them exactly what time the star appeared .
|
Markaasuu Herodos nimankii xigmadda lahaa hoos ahaan ugu yeedhay , oo ka hubsaday goortay xiddigtu u muuqatay .
|
Then Judah said to Tamar , his daughter @-@ in @-@ law , " Remain a widow in your father 's house , until Shelah , my son , is grown up " ; for he said , " Lest he also die , like his brothers . " Tamar went and lived in her father 's house .
|
Markaasuu Yahuudah ku yidhi gabadhii Taamaar oo uu soddogga u ahaa , Carmalnimo ku joog guriga aabbahaa , ilaa uu wiilkayga Sheelaah koro ; waayo , wuxuu isyidhi , Waaba intaasoo uu isna dhintaa sidii walaalihiis . Kolkaasay Taamaar tagtay oo gurigii aabbeheed joogtay .
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.